DEGDEG Cabdullaahi Maxamed Cosoble oo taliye xigeen ka ahaa hogaanka Sahanka

 #DEGDEG Cabdullaahi Maxamed Cosoble oo taliye xigeen ka ahaa hogaanka Sahanka & Wardoonka (Hangashta) ayay Maxkamadda Ciidamada ku xukuntay bixinta Diya adag oo ah Magta marxuum Aadan Gaarac Habarwaa iyo Shan sano oo Xabsi Ciidan ah, sida uu Warbaahinta u sheegay Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute, guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida.



Gaashaanlahan Xukunsan ayaa biya hafin ku dilay Marxuumka  23 February Sanadkan, xilligaas Aadan waxa uu u xernaa Qarax lagu Dilay taliye Ururkii 28-aad ee ciidanka xoogga dalka.


Dhacdoyinkaas ayaa ka dhacay Dolow, Gedo.

maracadeshow

SEE NOLOSHAADA HADAF LOGA YESHAA? WAA MAXAY HADAFKA NOLOSHA? SIDEENA LOGARAA

Post a Comment

Previous Post Next Post