Xigmado io murti

 walbahaarku ma dhameeyo murugta beri balse wuxuu dhameeyaa xooga maanta 


Rabi adoomadiisa si joogta ayuu u arzaaqaa, balse badankood arzaaqadu wey helaan misne iloowan rabigii siiye

waad ku faraxdaa marka aad la soo baxdo dhamaan dadaalkaga si aad u caawiso qof  lakiin marka aad adiga caawimad u baahatid ma heleysid qof dhankaga u soo milicsada 

Xaqiiqadu waa sida qorraxda oo kale, afka waad ka xidhan kartaa in muda balse kuma dhiiran kartid in aad runta qariso

Marka aad qalad samayso, waa markaad ogtahay inaad dhab ahaantii iskuday sameyneeso 

inta laguugu jeclaan lahaa wax aadan ahayn, waxaa haboon in laguugu naco waxaa tahay

Uma baahni in aan ogaado meesha aan u socdo, kaliya waxaan ubaahanahay in aan ogaado meesha aan joogey shaley

Ma rajeeyo in aan wax waliba u noqdo qof, laakiin waxaan jeclaan lahaa in aan si un u ahaado qof

hadii saaxibtaada ay ka cabato in aysan weligeed soo booqan muuqalka facebook-gaga saxiib waxaad heesataa fursad aad fb-gaga uga dhigto doob 😂

Waxaan diyaar u ahay in aan seexdo weligay, hadii aad rabto in aad ii ahaato riyadeyda 




maracadeshow

SEE NOLOSHAADA HADAF LOGA YESHAA? WAA MAXAY HADAFKA NOLOSHA? SIDEENA LOGARAA

Post a Comment

Previous Post Next Post