Xigmad & murti & gabayo

ABWAAN: Maxamed Ibraahim Hadrawi

Saaxiibkayow heedhe Safar baan ka imi dheere Marka hore salaan diirrran Marka xiga samow heedhe Ha ka nixin si-dalagtayda Sacab fara-madhnaantayda Suugaanta yaabkeeda Salka iyo fadhaa keena Marka xiga sugnaanteeda Socodkiyo falkaa sheega Xeerkeedu wa…

HEESTA SAKARAATKA CAASH Saynbeey Wanaagaan, Sanadahaa Dhisaynee

HEESTA SAKARAATKA CAASH Saynbeey Wanaagaan, Sanadahaa Dhisaynee  Haa Haa Haa, Ka Dhammaynay Saxarrada  Saadaashu Waa Qalan, Sidan Maanta Joogtee Salfudaydku Xaawuu, Jannadii Ka Saaree Siduu Waalidkaa Yiri, Saacad Baad Ku Yeeshee HEESTA SAKARAATKA CAA…

Xigmado io murti

walbahaarku ma dhameeyo murugta beri balse wuxuu dhameeyaa xooga maanta  Rabi adoomadiisa si joogta ayuu u arzaaqaa, balse badankood arzaaqadu wey helaan misne iloowan rabigii siiye waad ku faraxdaa marka aad la soo baxdo dhamaan dadaalkaga si aad u …

Axaddii sidaan Kuu eegayee Araggeeda taan Ku il-doogsadaay Ma illawsan tahay Axdigaad martiyo Meeshaad I tidhi Waan imanayaa. Immisaad farriin Ergo soo dirtood Oontiyo biyaha Hurdo aawaday Uga soommanayd Eed layga keeniyo

Abwaan Hadrawi  Axaddii sidaan Kuu eegayee  Araggeeda taan  Ku il-doogsadaay  Ma illawsan tahay  Axdigaad martiyo  Meeshaad I tidhi Waan imanayaa.  Immisaad farriin Ergo soo dirtood  Oontiyo biyaha Hurdo aawaday  Uga soommanayd Eed layga …

Load More
That is All