HEESTA SAKARAATKA CAASH Saynbeey Wanaagaan, Sanadahaa Dhisaynee

 HEESTA SAKARAATKA CAASH

Saynbeey Wanaagaan, Sanadahaa Dhisaynee 

Haa Haa Haa, Ka Dhammaynay Saxarrada 

Saadaashu Waa Qalan, Sidan Maanta Joogtee

Salfudaydku Xaawuu, Jannadii Ka Saaree

Siduu Waalidkaa Yiri, Saacad Baad Ku Yeeshee


HEESTA SAKARAATKA CAASH

Saynbeey Wanaagaan, Sanadahaa Dhisaynee 

Haa Haa Haa, Ka Dhammaynay Saxarrada 

Saadaashu Waa Qalan, Sidan Maanta Joogtee

Salfudaydku Xaawuu, Jannadii Ka Saaree

Siduu Waalidkaa Yiri, Saacad Baad Ku Yeeshee

Sakaraadka Caashaqu, Anigana Iseetee Iseetee

Adiguna Sir Bay Ahayd, Waxaad ii Sasabaysey

Ma'ogtahay Siyaadada, Sad Jacaylka Kuu Yaal

Kuu Yaal

Samsameey Halbowlaha, Saablayda Oofaha

Haa haa haa 

Sax Ayaad u Huruddaa, Saanqaadka Hawla

Inaad Subax Dareentoo, Salashaan Ka Baqayaa

Kaa Dhoray Socodkee, Sidaa Iila Ololee

Adna Sidig Irmaanbaa, Sahalaad U Maashaad 

Sabiyada Ka Qadisa Ka Qadisaa 

Waan Ku Saadinaayee, Miyaad Saydhay Wacadkii 

Miyaad Saydhay Nabaddii, Ma'ogtahay Siyaadada 

Sad Jacaylka Kuu Yaal 

maracadeshow

SEE NOLOSHAADA HADAF LOGA YESHAA? WAA MAXAY HADAFKA NOLOSHA? SIDEENA LOGARAA

Post a Comment

Previous Post Next Post