Erayo jcayl ah waxaad igu abuurtay dareen kasoo lamagac baxay jacayl waxad itustay kalgacayl kaasoo igeliyey farhad.

 waxaad igu abuurtay dareen kasoo lamagac baxay jacayl waxad itustay kalgacayl kaasoo igeliyey farhad.

Naftu wey kuu xistay weyna ku jeceshahay hana ka dheeraan waligaa



Qaaliyey nolasha wa qaali, da''duna waa sidii ubixii oo kale noloshaan ad ujeedo waa maalmo kooban jeceylkana waa hal mar ixasuuso, marwalbo haddan ahay qof la xasuusto. 

Xurmo iyo wanaag xubi iyo jacayl xiiso aan dhamaan adigaan xabiibi xaqiiq ku qaba. 

Xanuunka jaceyl xisaab malahoo darta xisuhu xadkaba dhaafyo adaan kugu xiraay xiskiyo maanko 

Mudnatii haweenkee mankeyga qaaday muxibaad i gelisoo ma nastoo habeen qudha mana quuto anfaacayge maa ii diir naxaysaa mudnantaan jeclaayeey.

Quruxdii noloshaay naruuriyo nasteexadu haku hilaacdo, nasiinada iyo qalbi samida haku noqdeen macaan. Nasriga Alle haku deeqo niyadaan ku hibeeyo axdigeena iyo nolol qeybsigeena shaki iyo shaydaanba Alle haka dhoroo, naq iyo nuur ha u da''een jacaylkeena.

Subixii ma ubaahni inaan saacadeyda ku xirto alarm si aan u kaco, maxaa yeelay waxaad ku dhex nooshahay wadnaheyga gudihiisa waaga markuu baryo waxaad u toostaa inaaad quraac noo sameyso markaad wadnaheyga ka soo dhex toosto ayaan aniguna toosaa taasi ayaa alarm ii ah.

Teleefanka aan message-ka kaaga soo diro xili walbo wuxuu u baahanyahay inaan magacaga ku qoro oo aan kuusoo diro, sida dhulka ugu baahanyahay roob teleefoonkana ugu baahanyahay jaajar ayuu jaceylkeenana ugu baahanyahay waraabin joogto ah.

maracadeshow

SEE NOLOSHAADA HADAF LOGA YESHAA? WAA MAXAY HADAFKA NOLOSHA? SIDEENA LOGARAA

Post a Comment

Previous Post Next Post