Ramadaankan maalmaha ugu horeeya insha Allah 14 saacadood iwm ayaynu soomanaan doonaa. Dhamaadkiisana ku dhawaad 16 saacadood.

Ramadaankan maalmaha ugu horeeya insha Allah 14 saacadood iwm ayaynu soomanaan doonaa.


Dhamaadkiisana ku dhawaad 16 saacadood.







 Ramadaankan maalmaha ugu horeeya insha Allah 14 saacadood iwm ayaynu soomanaan doonaa.

Dhamaadkiisana ku dhawaad 16 saacadood.


Xilliga la afurayo xataa waa xilli fiid hore ah, ma ahan sidii Ramadaanadii ugu danbeeyay cml ee xilliyada summerka ahaa oo xilli danbe la afurayay.


Xilliga la suxuuranayana waa xilli danbe oo Afarta illaa iyo Shanta Subaxnimo u dhow.


Cimilladana sida la saadaalinayo mid macaan oo qaboow ayay noqon doontaa.


Waa Ramadaan jawi degan ah. 


Ilaahay SWT anagoo nool oo caafimaad qabna hana gaarsiiyo.


maracadeshow

SEE NOLOSHAADA HADAF LOGA YESHAA? WAA MAXAY HADAFKA NOLOSHA? SIDEENA LOGARAA

Post a Comment

Previous Post Next Post