Dhatar U Dhashay Dalka Sacuudi Carabiya Oo Lagu Magacaabo Dr. Abdullah Al-Rabiah

Dhatar U Dhashay Dalka Sacuudi Carabiya Oo Lagu Magacaabo Dr. Abdullah Al-Rabiah








Dhatar U Dhashay Dalka Sacuudi Carabiya Oo Lagu Magacaabo Dr. Abdullah Al-Rabiah Ayaa La Kulmay wiilal Mataano Ah Oo 12 ka hor Uu Ku guulaystay Qaliin Uu Ku Kala Jaray ka dib markii Ay ku dhasheen iyagoo isku dhagsan.

 Mataanahani Oo wadan Ahaan Ka soo jeeda Dalka Jordan Ayaa Magacyacdoodu kala Yihiin Mohammed and Amjad Waxana Allah Suura Galiyey in markale Ay kulmaan iyagoo dad waa weyn noqday Mansha Allah.





maracadeshow

SEE NOLOSHAADA HADAF LOGA YESHAA? WAA MAXAY HADAFKA NOLOSHA? SIDEENA LOGARAA

Post a Comment

Previous Post Next Post