Taliye Xigeenka 1-aad ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa maanta Tababar cusboonaysiin ah u furay ciidamo ka tirsan Boliiska.

Sarreeye Guuto Cisman Cabdulahi Kaniif ayaa maanta tababar cusboonaysiin ah u furay cutub ka mid ah Ciidanka Boliiska oo ka howlgala Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir iyo Fadhiyada Madaxa Banaan,  Akademiyada Boliiska Gen Kaahiye. 

Ciidankaan ayaa loo soo xareeyay cusboonaysiin (Refresher Course). Kadib kormeer uu taliyuhu ku sameeyay habka adeega dadweynaha iyo hanaanka shaqo ee baraha hubinta gadiidka (Checkpoints). 

Tababarkaan ayaa socondoona mudo dhan 45 cisho, iyada oo lagu baridoono hanaanka shaqo ee Ciidanka, Xirfadaha adeega dadweynaha, Xeerarka iyo Shuruucda dalka.

maracadeshow

SEE NOLOSHAADA HADAF LOGA YESHAA? WAA MAXAY HADAFKA NOLOSHA? SIDEENA LOGARAA

Post a Comment

Previous Post Next Post